WAAQISO JACEEL OO XANUUN AH ]

WAA MAALIN TALADA AH TARIIQDUNA EEY KU BEEGANTAHAY 16/01/2024 WAXAA QISO NALASOO WADAAGAY WALAALKEEN ABDIKARIIN KAASOO. KU NOOOL MAGAALADA MUQDISHO GAAR AHAAN XAAFADA WAA BAARI ABDI KARIIN SIDA UU INOO SHEEGAY WUXUU KA DHASHAY REER DANYAR A H OO LADAALAA DHACAAYA NOLOL MAALMEEDKOODA HOOYAS WAXEEY KASHAQEEYSAA QUDAARTA OO AY KUDABARTAA NOLSHA FAMILKOODA SIKASTABA HA HAATEE WAXAA SOO WAJAHAY ABDIKARIIN JACEEL UU U QAADAY GABAR KU NOOL ISLA XAAFADOODA GABADHAN AYAA AHA GABAR KA DHALATAY REER XOOGAA ISKA LADAN OO MAGAALADA USHIDANTAHAY DOOQUNA WAA CADOW MARARKA QAAR KULAMA TASHANAYO WAAYO WUXUU KUU GEEYAA QOF KIBRAANI AH GABADHAN WAXAA LAGU MAGACAABA NAIMA OK INTAA KADIB WUXUU RAADIYAY MEEL UMARO SIDII UU NACIMA GACATA USOOGALIN LAHAA LKN WEEY ADKAATAY WUXUU SUGABA MAALIN EEY AHAATABA NACIIMA UU HELIDOONO WUXUU QATIGU ISGURABA WUXUU LAKULMAY SAAXIIBKII JABRIIL MEEL MAQAAXID AH SALAANKADIB LAGU WAAKALA WARQAADAA WUXUU KUYIRI SAXIIB WAXAA KAA MUU QATA DURUUF EE SEE WAX KAA YIHIIN MAAL MAHAN WUXUU UGU JAWAABAY ABDI KARIIN SAXIIB WAXAA I HALEELAY JACEEL AAN HILI WAAYAY JABRIIL AYAA YIRI SAXIIB WARKA ISII SEE WAX U JIRAAAN ABDI KARIIN AYAA QISADII IYO JACEELKA UU KALI DAREEMAYO UGA WARAMAY WAA XANUUN MARKAA KALIGAA WAX JECESHAHAY JABRIIL AYAA YIRI SAAXIIB HA WAL WALIN NAIMADA AAD SHEEGEE WALAASHEEY AYEEY SAAXIIB YIHIIN AYADA AYAABA LOO DIRAA WAAADA HELEEYSAA EE HA WAL WALIN ABDIKARIIN AAD AYUU UGU FARXAY ANIKAAN WAXEEY LA NOQOTAY ASAGOO HELAY NAIMA

lasso. qeebta labaad waa taxane

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *